Dowlada Somalia oo shaacisay howlgalo lagu laayey Shabaabkii ugu badnaa (Akhriso)

WAR SAXAAFADEED In ka badan 80 Khawaarij ah oo lagu dilay howlgallo laga fuliyay  Goballada Mudug, Shabeellaha Dhexe iyo Bakool. Muqdisho, 27 March, 2024: Hawlgalka koowaad; in ka badan 40 Horjoogeyaal iyo maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka oo ka dhacay deegaanka bacaadka Faarax Aadan … Continue reading Dowlada Somalia oo shaacisay howlgalo lagu laayey Shabaabkii ugu badnaa (Akhriso)